Ixtifaalka Mowliidka Nebigeena Muxammed csw oo
uu Ka hadli Shariif Maxamuud Shariif Cali
Fadlan Daawo
Firqada الصادعون الحق – Sh. Muxyadiin Xasan Ayaanle
Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeybta 3aad
Axkaamta Tajiidka – Dr. Ayman Suweyd
Fadlan Fiirso
Tarbiyada Ilmaha & Qoyska Wanaagsan-Sh. C.raxman Mire
Fadlan Fiirso
Fadliga Cilmiga,Macalimka iyo Soo jeedka Sh. C.raxman Mire
Fiirso
Duceysiga Salaadaha ka dib_Shariif Maxamud shariif Cali
Qeybtii 1aad
Radinta Qeybinta Towxiidka Shariif Maxamuud Shariif Cali
Qeybtii 1aad
Qeybtii 2aad
Calaamadaha Qiyaamaha-Sh. Saalax Macalim Cabdullahi
Fiirso
Mu’tamar Caalami ah oo Ahlussuna Waljamaaca ee Shiishaan lagu qabtey
25 August 2016 khamiis-21 dilqacdah 1437
Si aad u fiirsato Magaca korkiisa guji ama riix
مجيدوف مفتي جمهورية الشيشان
مفتي مصر الشيخ شوقي علام
الشيخ اسامة,
الحبيب علي الجفري
الشيخ علي جمعة
الحبيب عمر بن حفيظ
د. إدريس الفهري
تعقيب د أسامة عبد الرزاق الرفاعي على د إدريس الفهري
د. سيف العصري
د. سعيد فودة
الشيخ أنس الشرفاوي
د. أحمد عبادي
الحبيب علي الجفري والشيخ أسامة الأزهري
Wahaabiyo Ahlusunna Ma aha,فضيلة الشيخ أحمد الشريف
Ciid Mubaarak kulu caam wa antum bikheyr
الاثنين 10/12/1437 هـ – الموافق 12/9/2016 م
Xaqiiqda shiicada-Sheekh Cabdiqaadir Macalim Aadam
Fadlan Fiisro
Isniin الاثنين 26/11/1437 هـ – 29.08.2016
Ciid Mubaarak Axbaabta meel aad joogtaanba.
kulu caam wa antum bikheyr
Talaado 30.09.1437—05.07.2016
Ramadaan Kariim kulu caam wa antum bikheyr
Axkaamta Soomka
Fadlan halkan hoose ka dhageyso muxaadaraad uu leeyahey
Allaha u naxariistee Sheekheenii Sh. Maxamed Guuleed
Soomka waxa buriya
Soomka iyo Sakaatul fidriga
Raddintii Umul lagu radiyey Nabsiinyaha & Aflagaadeynt uu u geystey Rasuulka c.s.w.
Shariif Maxamud shariif Cali, Xafidahullah,oo duruus taxana ah ka diyaariyey Markuu wadaadkaas ku adkeytey Nabsiinyaha Rasuulka ee aan sal iyo baarka laheyn ee Ku dhisnaa Faham yarida iyo Sheekh la aanta diimeed ee inta badan heysata Culimada Wahaabiyada. Fadlan hoos kaga boga duurtaas oo taxana ah.
Qeybtii 1aad,Fadlan Fiisro
Qeybtii 2aad,Fadlan Fiisro
Qeybtii 3aad,Fadlan Fiisro
Qeybtii 4aad,Fadlan Fiisro
Qeybtii 5aad,Fadlan Fiisro
Qeybtii 6aad,Fadlan Fiisro
Jaceylka Nebigeena Muxammad c.s.w.
Sh. Cabdulqaadir Baajuuri
Qeybtii 1aad,Fadlan Fiisro
Qeybtii 2aad,Fadlan Fiisro
Shabaab yaa ugu sheekha leynta Muslimiinta
Sheekh Muxyadiin Xasan & sh. cabdiraxman Sh.Muxyadiin
Fadlan Fiisro
——————————————–
Isgaaleysiinta iyo leynta muslimiinta meeshey nooga timid
Shaiif Maxamuud Shariif Cali
Qeybtii 1aad,Fadlan Fiisro
Qeybtii 2aad,Fadlan Fiisro
———————————————
Addilada Mowliidka nebi Muxamed csw
oo uu soo jeedin Shariif Maxamuud Shariif Cali
Qeybtii 1aad,Fadlan Fiirso
Qeybtii 2aad,Fadlan Fiirso
Qeybtii 3aad,Fadlan Fiirso
—————————————————
ixtifaalka Mowliidka, Sheekh Muuse Cadde
Fadlan Fiirso
—————————————————-
Bishaareynta Ixtifaalka Mowliidka nebigeena csw
Waxaan walaalada muslimka ah, inta jecel nebigeena csw.
ugu bishaareyneynaa in lagu dhigi doono Ixtifaalka Mowliidka
Magaalada Århus ee wadanka Denmark insh., taariikhdu markey tahey
02.Feb.2013. Waxaa halkaas isugu iman doono dadweyno iyo culimo Waxaa abaabulka haya sheekh Abuukar sh. xuseen Cadde, wixii
Wixii faahfaahin intaa dheer sheekha kala xiriir
Telfonnr.00(45)52195310, kasoo qeyb gal wacan
—————————————————
Jawaabtii uu ka baxshey Shariif Maxamed Shariif Cali Iftiraagii
iyo Ihaanadii nabiga uu u geystey Wadaadka la dhaho Umul
Fadlan Fiirso
—————————————————
Jawaabtii laga baxshey cunista hilibka Waraabaha
Jawaabtii Shariif Maxamuud Shariif cali
Fiirso
Jawaabtii uu bixiyayey Sh. cabdiqaadir Xaashi Baajuuri
Maqal
Jawaabtii uu bixiyey Sh. Muxyadiin Xasan Ayaanle
Maqal
—————————————————–
Ciid Mubaarak
Ciid Mubaarak kulu caam wa antum bikheyr
Ilaah ha inaga aqbalo soomkii bishii Ramadaan iyo wixii
kheyr iyo cibaado een la nimid. Nolosha inta nooga harteyna
cimri dheer oo barako leh iyo cibaado suuban ha inagu irzaaqo
aamiin Yaa Allah, Yaa xayyu Yaa Qayyuum
3.Shawal.1433 = 21.August.2012
Cabdullahi Badri
—————————————————–
IXtifaalka Mowliidka Nebi Muxamed C.s.W. oo Si aad u qiimo
Badan dunida dacaladeeda looga dhigayo, ayaa isna dhowaan
Laga dhigi doonaa wadanka Denmark,magaala madaxiisa 2aad
ee AArhus tariikhdu markey tahey 18.Febraayo.2012 oon filayo
iney ku aadan tahey 26ka bishan Mowliid.Waxaa kasoo qeyb geli
culimada ey kamid yihiin Sh. Muse cadde, sh. Maxamed Sh. Shaafi
iyo dadweynaha Denmark qaarkood insha. Cidii kasoo qeyb geli
waxaa lagu soo dhoweyn gacmo furan, cidii aanan meesha si fiican
u aqoon, fadlan la xiriir sh. abuukar Sh. Xuseen Cadde tel:
004552195310
Adilada Mowliidka oo uu soo jeedinaya Sh. Cali Nur celmi
Hoostan ka dhageyso ayadoo 3dex qeybood ah
Qeybta 1aadQeybta 2aadQeybta 3aad
—————————————————
Waxaan soo geliney Manaaqibka sh. c/qaadir Jeylaani (rl)
oo uu ku muxaadareynayo Sh. c/risaaq Xaaji aadan ah/ahaa Agaasimaha
Arimaha diinta ee Dowlad goboleedka Puntland waxaan u qeybiney ilaa
20 dersi,Sheekhu wuxuu ka hadlayaa meelaha muranka iyo tashwiish kitaabka
looga furey, fadlan ka gal halkan ama qeybta barnaamijyada bogan
21.Dec.2011 = 26. Muharram 1433 (26/1 1433)
Manaaqibka sh. C/qaadir Jeylaani
—————————————————
ictiqaadkii imaam axmed bin xanbal oo uu inoo muujinhayo imaam al-dahabi
Al ustaad/sh. Cusmaan S. Xirsi
14/Dec/2011 = 19. Muharram 1433 (19/1 1433)
Sii akhri
————————————————–
Muxaadarooyinkii Sh. Max’ud Guriceel & sh.Xasan sh. Cumar
ee Denmark halkan hoose ka dhageyso
Qeybtii Magaalada Herning ee Denmark
Muxaadaro
Su aalo & Jawaabo
————————————————
Ciid Mubaarak, kulu caam wa antum bi kheyr
Waxaan idiin rajeyneynaa Meel walba, walaalaha Farxad,cibaado suuban, & Cimri baraka leh, aamiin
Idinkana sidoo kale noosoo duceeya
7.November.2011
——————————————
Axkaamta Zakaatul Fidriga
Sh. Cabdiraxman Mire Jimcaale
Maqal
01.August.2011 = 1.Ramadaan.1432
——————————————
Qabyaalada
Sh. C/rasaaq Yusuf
Maqal
1.August.2011 = 1.Ramadaan.1432
————————————————————————
Axkaamta Soomka
Waxaa ka hadlaya Sh. Cabdiraxman Mire Jimcaale
Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
1.August.2011 = 1.Ramadaan.1432
————————————————————————-
Qubuuraha oo la faago Yaa Caqiido ka dhigey?
Waa muxaadaro uu soo jeediyey Sh. Maxamed Cabaas Al qaadiri
10.July.2011 = 8. Shacbaan 1432
Maqal
————————————————————————-
Waxaa sidoo kale Shirweynihii Ahlusunna kasoo jeediyey muxaadaro ku saabsan
Caqiidatu Ahlusunna Waljamaaca Macalim Aadan Muxamed Xasan
10.July.2011 = 8. Shacbaan 1432
Maqal
————————————————————————
Waxaa sidoo kale mu’tamarkii shaley ee Ehlusnna waljamaaca lagu qaadey nabi
amaanyo aad u qiimo badan oo quluubta dad badan gilgishey kuwaasoo aan hoos
aad ka dhageysan kartaan
02.July.2011 = 30. Rajab 1432
Allaahu Yaa Allaahu Yaa Allahu
Allaahumma Salii Calaa
Rabii Salii calal Xabiibi Muxamed
Salli Yaa Rabi Calaa
—————————————————————-
Waxaa sidoo kale shaley Mu’tamarka muxaadaro aad u qiimo
badan kasoo jeediyey shaley, sheekheena Sh. cali Nur Celmi
Muxaadaradaasi wuxuu magaceedu yahey “Beytun Saciid”,taasoo ka
hadleysa sidii guri wanaagsan loo dhisi lahaa, laga bilaabo ilma
inteysan dhalan ilaa intey wax ka dhalaan, jidka sunnada ee loo
baahan yahey iney maraan hadduu Ilaahey qofkaasi cimri siiyo, marka
Marka Fadlan dhageysi wacan
02.July.2011 = 30. Rajab 1432
Maqal
—————————————————-
Mu’tamarkii Ehlusunna Waljamaaca ayaa shaley
si rasmi ah uga bilowdey magaalada Stockholm
Waxaa laga soo jeediyey muxaadarooyin aad u
qiimo badan, nabi amaanyo aad macaan, Waxaa
Waxaa isugu yimid walaalada Ehlusunna oo ka
kala yimid adduunka daafyadiisa,sida Denmark,
Ingiriiska, Finland, Swezerland,Sweden iwm.
Waxaan soo gudbin doonaa dhowaan kheyraadkii
meesha kadhecey oo uu ugu horeyn doonto muxaada-
radii sheekh cabdifataxaa c/rashiid Sh. Yusuf-
oo ku saabsaneyd al amru bil macruuf wa nahyu
canil munkar
01.July.2011 = 29. Rajab 1432
Maqal
——————————————-
Shirweynihii 6aad ee culimada Ehlusunna Walja-
maaca oo lagu qaban doono Wadanka Sweden
Taariikhdu markey tahey 1-3 bisha July.2011
19.May.2011 = 15.Jamaadu Thaani 1432 (15/6 1432)
Sii akhri
——————————————-
Taariikhdii/Sh.Muxamad Bin Muxamad Bin Axmad al-maqdashiyyi
Soo diyaariey: Sh.Shaafici Macalin Axmad Carab
Sii akhri/halkan Guji
18.Janaury.2011 = 13.Safar.1431 (13/2 1431)
——————————————–
Mowduuc loogu magac darey: ÊÚÇáì Úä ÇáÍÏæÏ æÇáÛÇíÇÊ
Waxaa soo diyaariyey Sh. Cusman Said Xersi
Fadlan halkan Guji
5.Oktober.2010
——————————————–
Fadlan ka dhageyso sharaxa kitaabka Caqiidatu-cawaam Qeybta Towxiidka/Caqiidada waxaa akhrinaya Sh. Maxamud Guriceel ama
Halkan Guji
23.September.2010 = 14.Shawaal.2010
——————————————-
Jawaabtii uu ka bixiyey Sh. Muxyadiin Xasan Ayaanle, Wax ka sheegida Kitaabka Manaaqibka
Fadlan halkan hoose guji (mustaqiim.com)
14.sep.2010 = 5.Shawaal.1431
Halkan Guji
——————————————-
Waa Barnaamijyo Taxana ah oo kusaabsan taariikhda culimada soomaaliyeed, waxaana noosoo gudbin doona insha allahu walaalkeen, Sh.Shaafici Macalin Axmad Carab oo kamida culimada wax ka barata Jaamicatul Azhar. Wuxuu ku bilaabi taariikhdi Al xaafid Jamaaludiin Alzeylici
Sii akhri/halkan Guji
11.Sep.2010 = 2.Shawaal.1431
——————————————