www.nurudin.com Hordhac
Hordhac

بسم الله الرحمن الرحيم
الحمدلله رب العالمين والصّلاة والسّلام علي اشرف الانبياء والمرسلين سيّدنا محمّد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين
kusoo dhowaada maktabadan Islaamiga ah ee loogu magacdarey,Allaha u naxariistii caalimkii weynaa,
ee Weliyullaahi mukaramka ahaa, daacigii caanka ka ahaa East Afrika oo idil ee, "Sheikh Maxamed Nurudin", ulajeedada loo aasaasey
ey tahey inaan kabarano diinta Islaamka.

Waxaan kusoo uruurin doonaa, duruus, muxaadarooyin ey jeediyeen culumo aqoon u leh diinta Islaamka, insha allah.
Waxaan ka codsaneynaa qofkii Ilaah ku anfaco cilmigan meeshan ku jira inuu noosoo duceeyo aniga, waalidkey iyo culimadeydaba iyo intii muslim ah dhamaan.
Waxaan idinka codsaneynaa inaad Ilaahey noo barisaan inuu noo fududeeyo howshaas culeyska leh, ajar iyo xasanaadna naga siiyo, camalkeenana ka dhigo mid dar Ilaah loo sameeyo, ciddii maktabadan ama dugsigan wax kabaratana iyo anagaba in Ilaah kadhigo kuwo ka faa'iideysta oo
ummada muslimka ah ku anfaca, cilmigoodana Ilaah ka dhigo cilmi naafac ah, aamiin yaa Allaah, Yaa xayyu Yaaqayuum.
Marka fadlan ka dooro hadba mowduuca ama dersiga aad rabto dhanka bidix ee cinwaanka looga dhigey Barnaamijyada Boggan.
Qeybta kasii hooseysa ee cinwaanka looga dhigey somali & islamic links waa bogag kale oo ka madax banaan bogeena nurudin.
Noogu soo dir wixii talo iyo cilmiba ah emailka: sh2shugux@hotmail.com

17.Oktober.2010 = 9.Dul qacda.1431